Maxay Saamayn Ku Leedahay dekedaha Berbera Iyo Jabuuti Isticmaalka Itoobiya ee dekedaha Ereteriya ?

Madaxweynaha waddanka Ereteriya Isaias Afwerki, ra’isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa shalay ku kulmaya magaalada Asmara ee xarunta Ereteriya. Hoggaamiyeyaasha ayaa ka soo laabtay kulanka iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo ku soo dhammaaday magaalada Beijing ee caasimadda Shiinaha. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay ajandaha … Continue reading Maxay Saamayn Ku Leedahay dekedaha Berbera Iyo Jabuuti Isticmaalka Itoobiya ee dekedaha Ereteriya ?